Madaxweyne caan ah ku baaqay in diinta Islaamka la waafajiyo nidaamka dalkiisa

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka codsaday saraakiisha inay sare u qaadaan dadaallada ku saabsan mabda’a ah in diinta Islaamka la waafajiyo xagga jiheynta iyo diimaha dalkaas ka jira si ay ula jaan qaadaan bulshada hantiwadaagga ah ee taabacsan xisbiga shuuciga ee ka arrimiyo Shiinaha. Madaxweyne Xi Jinping ayaa booqday gobolka ay xiisaddu ka taagan … Continue reading Madaxweyne caan ah ku baaqay in diinta Islaamka la waafajiyo nidaamka dalkiisa